Madaxweyne Farmaajo oo dhiiro galiyay wiil lagu soo dhibaateeyay Hargeysa (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed ‘Farmaajo’ ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ku qaabilay wiil dhalinyaro ah oo lagu soo dhibaateeyay magaalada Hargeysa. Ciidamada booliiska Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xiran si xuna ula dhaqmay Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Aar) oo xiliga la xirayay xirnaa dharka ka sameesan Calanka Soomaaliya . Wiilkan ayaana sababta loo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo dhiiro galiyay wiil lagu soo dhibaateeyay Hargeysa (Daawo Sawirada)